(Sawirro) Khasaaraha qaraxyadii ka dhacay nawaaxiga isgoysyada Zoope oo sii kordhaya

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo waaweyn oo maanta ka dhacay nawaakiga isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo midkood lagu weeraray xarunta Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare oo ku taalla agagaara laami yaraha Soobe. Waxaa meesha ka baxay warar markii … Continue reading (Sawirro) Khasaaraha qaraxyadii ka dhacay nawaaxiga isgoysyada Zoope oo sii kordhaya